Bandhiga Nidaamyada Maareynta Musiibooyinka Oo lagu soo gaban gabeeyay Muqdisho

0
30

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Guddoomiyaha Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka, Md. Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa soo xiray shir lagu soo bandhigay nidaamyo loo marayo maalgalinta mashaariicda maaraynta musiibooyinka ee dalka, kaasoo ay soo qaban-qaabisay Wasaaradda Maaliyadda isla-markaana uu fududeeyay Bankiga Aduukna.

Intii uu socday shirka waxaa diiradda lagu saaray nidaamka loo yaqaan Catastrophe Deferred Draw Down Option (Cat-DDO) oo ah nidaam u oggolaanaya dowladda Soomaaliya in ay si dhaqsi ah uga jawaabto xaaladaha deg-degga ah iyadoo dhaqaalaha lasoo marsiinayo nidaamka maaliyadeed ee qaranka.

Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here