Taliska Saldhiga Degmada Afgooye Oo Awaamiir ka soo saaray Ka Ganacsiga Maandooriyaha.

0
55

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Laba iyo Toban jawaan oo ku jiray waxyaabo Maanka Dooriya ee loo yaqaan Hashiishka iyo Waxyaabo kale oo wehliya Hashiishka ayaa waxaa laga qabtay Xaafadda Dhagax-Tuur ee Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeelaha Hoose.

Howlgal gaar ah oo ay sameeyeen Ciidanka Booliiska Degmada Afgooye ayaa helay Hogta halka ay yaa leen laba iyo Tobankan jawaan , iyadoo sidookale la la soo qabtay dadkii waday Maandooriyahan Hashiishka ah.

Warkung waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here