Shir looga hadlay Adeegyada Bulshada Oo Ka dhacay Baydhabo.

0
47

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Shirkan ayaa waxaa Diirada lagu Saarayay Daradargelinta Adeegyada Hortabinta u leh Dowladda Gaar ahaan Arimaha Bani’adadanimada ee Xalinta Khilaafaadka Bulshada Dhexdooda ka Aloolsan si nabad ay ku jirto.

kulankan oo ah kulanka Bilaha Agaasimiyaasha Guud Wasaaraddaha Koonfur Galbeed soomaaliya ayaa waxaa Gudoomiyey Agaasimaha Guud Madaxtooyadda Koonfur Galbeed Mudane Abdifatah Mahad Abdirahmaan Aadan.

Warkung waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here