Xog ururin Ku saabsan Qiimeynta Amniga Oo Lagu soo gaban gabeeyay Degmada Ceelbarde.

0
45

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Wasaaradda Amniga Gudaha Dowladda KGS oo kuguda jirtay Qiimaynta Khatarta Amniga ayaa ku soo gaba gabaysay Ceelbarde Kulan Howleed la iskugu keenay Hay’adaha Dowlada Iyo Bulshada oo qaybahooda kala Duwan.

Agaasimaha Guud Wasaaradda Amniga KGS Maxamed Yaasiin oo ay wehliyaan Taliyaha Boliiska Iyo Guddoomiye Ku Xigeenka Amniga Degmada Ceelbarde ayaa furay Kulan Howleed lagu Soo bandhigaayay Xog Uruurintii Muda ku dhow Todobaadka ay Wasaaradda Amniga ka waday Degmada Ceelbarde.

Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here