Dood wadaag ku saabsan doorka ay dib u heshiisiinta ka qaadan karto Nabadda Oo Lagu qabtay Muqdisho.

0
52

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Hay’adda maareynta iyo Hormarinta dalka ee Mine ayaa magaalada muqdisho ku qabatey kulan looga hadlaayey doorka dib u heshiisiinta iyo wada-hadalladu ay ku leeyihiin nabadeynta Dalka .

kulanka waxaa ka qeybgaley Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Federalka Soomaaliya iyo qeybha kala duwan ee Bulshada oo dood ka yeeshey Nabadeynta Dalka iyo doorka Bulshada ay ku leeyihiim .

Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here