Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Ku dhawaad Boqol Ardey oo agoon ah ayaa si bilaash ah wax uga barata Sheikh Aweis Primary and Secondary Iskuul oo ka mid ah Iskuulaadka Magaalada Baydhabo kuwooda ay Maamusho Dowlada.
Maamulaha Iskuulka Sheikh Aweis Ustaad Maxmuud Ali Mursal ayaa uga warbixiyay Radiyow Arlaadi oo kuura gashay sidii ay u ogaan lahayd Xaaladda waxbarasho ee Ardeydan Agoonta ah.
Warkung waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday