Shirka Bah-wadaagta Arrimaha Daryeelka Bulshada Oo Ka Furmay Garoowe.

0
28

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Shirkan Aqoon isweedaarsiga ah oo la isugu keenay Bah-wadaagta Arrimaha daryeelka Bulshada ayaa waxaa uu socon doonaa Mudo laba maalmood ah, kaas oo diiradda lagu saari doona Dardar gelinta Arrimaha Bulshada.

Waxaa shirka ka qeyb-galay Masuuliyiinta Wasaaradda shaqada iyo Arrrimaha Bulshada Puntland, Isku-duwiyaasha Wasaaradda ee Gobolada iyo Masuuliyiin kale ee ka soctay Wasaaradaha kale ee Maamulka Puntland.

Warkung waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here