Warbixin Ku Saabsan Xuska Maalinta Sokorowga Aduunka.

0
79

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Xilli la xusayo maalinta loo asteeyey wacyigelinta cudurka macaanka oo laga wacyi gelinayo bukaanada qaba iyo guud ahaan Bulshada ayaa loo tilmaamaa siyaabaha ugu haboon ee qofka uu ku dhacaa ula noolaan karo cudurkaas iyo sida loogu gaashaaman karo.

Tirada dadka qaba macaanka guud ahaan dunida waxa lagu qiyaasaa malaayiin qof waxase xaqiiqo ah in xataa caruurta uu ku dhaco cudurkani.

Warkung waliba nig haaye Abdyraamang Yuusuf Hasyng 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here