Dowladda Soomaliya Oo dalka dib ugu soo celisay Dhalinyaro lagu heystay Tunisia.

0
83

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Dowlada Soomaaliya ayaa dalka ku soo celisay 24 qof oo laga soo badbaadiyey gacanta kooxaha sida sharci darrada ah u dhibaateeya muhaajiriinta ee dalka Tunisia ka hawlgala. Dadka dalka dib ugu soo laabtey ayaa waxaa ka mid ah ilmo ka yar 11 bil.

DFS waxay u mahad celisey Midowga Yurub oo maalgeliyay fulinta barnaamijkan dalka dib loogu soo celinayo dalka muwaadiniinta Soomaaliyeed ee dibedda ku xanibnaa. Waxaa sidoo kale ay DFS u mahadcelinaysaa hay’adaha kale ee gacanta ka geystay fududeynta barnaamijkan.

Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here