Tababar ku Saabsan Is dhaxgalka Bulshada iyo Ciidanka Oo Ka Furmay Wanlaweyn.

0
96

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Aqoon isweydaarsigaan ku saabsan Is dhaxgalka bulshada iyo ciidanka ayaa waxaa furay wasiirka Amniga gudaha KGS Xasan Cabdulqaadir, waxaana qeybka ahaa wasiirda dowlaha Arimaha gudaha KGS, Wasiir ku xigeenka Amniga iyo Gudoomiyaha Dagmada iyo ku xigeenadiisa.

Tababarkaan waxaa loo qabtay saraakiisha Ciidamada qeybahooda kaladuwan & gudomiyaasha xaafadaha ,Waxaana wax la iska weydiiyay baahiyaha amniga ee jira.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Yusuf Hasyng

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here