Tababar ku Saabsan Is dhaxgalka Bulshada iyo Booliska Oo Ka Furmay Baraawe.

0
113

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Wasaarada Amniga Gudaha KGS oo kaashanaysa hay’ada UNDP ayaa Caasimada Dowlada KGS ee Baraawe ku qabatay Tababar kusaabsan is dhex-galka Boliiska iyo Bulshada Baraawe

Tababrkaan ayaa socon doona Muddo Shan Maalmood ah waxaana tababarka bixinaaya macalimiin iyo saraakiil kasocday wasaarada Amniga Koonfur galbeed Soomaaliya

Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here