Kulan Looga hadlayay Dagaalka ka soo cusboonaaday Luuq Oo Lagu qabtay Kismaayo.

0
111

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Madaxweyne ku xigeenka koowaad ee Dowladda Jubbaland ayaa Shir Gudoomiyay kulan dagdag ah oo ay yeesheen gudigga Nabadeynta shaqaaqada kasoo cusboonaatay Degmada Luuq ee gobolka Gedo.

Gudigan oo ka kooban xubno kamida Golaha Wasiirada Dowladda Jubbaland iyo mudanayaal ka tirsan Golaha Wakiilada ayaa ka shaqeyn doona sidii loo soo afjari lahaa shaqaaqada soo noq-noqotay ee ka taagan degmada Luuq ee gobolka Gedo.

Warkung waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here