Dowlada Hoose Dhuusamareeb oo bilowday diiwaan-gelinta qaran dadweynaha.

0
102

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Maamulka Degmada Dhuusamareeb ayaa xarunta dhexe ee maamulka Caasimadda ka daahfuray nidaamka diwaan gelinta shacabka ee heer qaran, kaas oo uu furey Gudoomiyeaha dagmada ahna Duqa caasimadda Dhuusamareeb Abdirahman Ali Mohamed.

Warkung waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here