Madaxweynaha KG Oo dhagax dhigay Terminalka Garoonka Diyaaradaha Baydhabo.

0
110

Baydhowy ( Raathiyow Arlaathi) Garoonka Diyaaradaha Dr Shaati-Gaduud ee Magaalada Baydhabo ee Caasimadda Kumeel Gaarka u ah Maamulka Koonfur galbeed ayaa waxaa laga Dhagax dhigay Terminalka Garoonka oo si Casri ah loo dhisayo.

Madaxweynaha koonfur Galbeed oo ay wehliyaan Wasiiro, Gudoomiyaha Degmada Baydhabo, iyo Madax shirkadda dhisaysa ayaa Dhagax dhigay Terminalka Garoonka Diyaaradaha Dr Shaati-Gaduud ee Magaalada Baydhabo.

Warkung waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday 

Audio Player

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here