Bulshada Degmada Burco Oo loogu baaqey bixinta Canshuurta Guriyaha.

0
115

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Maamulka dawlada hoose Ee degmada burco ayaa bulshada ku dhaqan magaaladaasi waxay ugu baaqeen in ay bixiyaan cashuuraha ku waajibay.

Gudoomiyaha dawlada hoose Ee degmada burco Cismaan Maxamed Sheekh Cismaan oo kulan warbaahineed ku qabtey xafiiska dawlada hoose Ee degmada burco ayaa waxaa ay baaq u direen shacabka.

Warkung Waliba nig haaye Mohamed Aadam Wadani

Audio Player

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here