Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasiiru dowlaha wasaaradda arrimaha gudaha iyo dib u heshiisiinta XFSXildhibaan Saadaad Caliyow Ibrow ayaa muqdisho ka furay shir looga hadlaayo nidaamka dad dhigista casriga Dalka
Shirka ayaa waxaa ka qeybgalay Masuuliyiin ka socotey Dowlada Federalka ha ee Soomaaliya iyo Kuwa Dowlad Goboleedyad Dalka iyo Maamulka Gobolka Bnaadir
Warkung waliba nig haaye Mahamed Aadan Wadani