Baydhowy (Raathiyow Arlaathy) Ganacsatada ku nool Magaalada Jowhar iyo Tuuloyinka Hoos yimada ayaa si maalinla ah suuqyada jowhar u keena dalagyada kala duwan ee ka baxa beeraha Kuwaasi oo qaarkood loo iib geeyo magaalada caasimada ah ee Muqdisho oo 90 km u jirta jowhar.
Ganacsatda ayaa garab ka helaya beeraleyda oo sanad walba ku soo kordhiya dalag farabdan Oo tayo leh oo ay beertaan kadibna ganacsatada ay suuqa u iib geeyaan.
Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Yusuf Hasyng