Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Kadib Markii Wadooyinka Magaalada Garoowe ay noqdeen kuwa Cariiri ah sababa la xariira in Gaadiidka ay si qaldan wadooyinka u maraan taasina waxay sababtey in dhibaatooyin ka dhashaan sida Shilal iyo Saxmad weyn Magaalada saameyn ku yeelata
Dowladda Hoose degmada Garowe ayaa Gadiidleyda bajaajta ka dhex shaqeysa Garowe faray in ay isticmalaan boosteejooyinka loo sameeyay si loo yareeyo Shilalka iyo Saxmada Magaalada oo dhibaat ku ah Bulshada
Warkung waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady