Baydhowy(Raathiyow Arlaathi) Hay’adda maxaliga ah Somaliland Y-EER ayaa waxay soo qaban qaabisay kulan sanadeed ay u qabatay dhalinyaro dhameysay xirfadaha maaraynta iyo hirgelinta nolosha ayaa waxaa lagu qabtay magaalada Hargeyso ayaa uljeedadiisa aheyd sidii talooyin iyo dhiira-galin loo siin lahaa dhalinyarada.
Warkung waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera