Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Inta badan Dhalinyarada Soomaliyeed waxay u bateen in ay isticimaalaan wax yaabaha laisu Cayiliyo o ay ka mid yihin malabka Sharoobooyinka qaar iyo kuwa keloo fara badan ayagoo aan wax fikrad ah aan ka heysan Saameynta Caafimaad daro ee ay u geysn karaan iyo waxyaabaha ay kala kulmi karaan ayidoo ay waxyaabaha laisu Cayiliyo yihiin kuwa mar walba ka digaan dhaqaatiirta.
Warkung waliba nig haayte Mariing mallyng Abshir
.