Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Marka laga hadlaayo Waxbarashada ubadka marka la joogo Guriga iyo Goobaha Waxabarashada waxay door weyn ka qaata Haweenka iyagoo Macalimiin iyo Maamulayaal ka ah iskuualada.
Hadaba maxay tahay kaalinta Haweenka Soomaaliyeed ku leeyihiin waxbarashada Caruuurta waxaan Su,aashaas weydiiney Maano Maxamed Nuur Maamulaha Iskuulka Gabdhaha Cabdalla Deerow.
Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi