Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Maxamed Ibraahim Aadan waa wiil 3 sano jir ah waxaa uu ku xaniinsan yahay magaalada Baydhabo markiis horena waxaa laga keenay degaanka Goofgaduud Buurey halkaasi oo ku nool yihiin waalidkiisa.
Maxamed Ibraahim ayaa wuxuu xanuunkaan la dhibeysan yahay muddo ku dhow hal sano ah, waxaana magaalada Baydhabo loo keenay in lagu daaweeyo balse aabaha dhalay wiilkaan yar ayaa sheegay in loo sheegay in dalka lagu daweyn karin ee loo bahan yahay in dibadda loo qaado
Warkung waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera