Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Nadaafadda deegaanka waxaa kamid ah xakamaynta saxarada bini’aadamka, maaraynta qashinka adag iyo biyaha wasakhda ah ,xakamaynta cayayaanka iyo cudurada ka dhalankara daadaka iyo fatahaadaha socda.
Nadaafadda deegaanka waa in la falanqeeyaa inta lagu jiro qiimaynta hore sidoo kale la tixgeliya baahiyaha nadaafadda ayaa lagu daraa inta lagu jiro qorsheynta iyo qaabeynta kaamka.
Sida qaybaha qaxootiga/IDPs iyo Barnaamijyada waxbarashada caafimaadka waa in la diyaariyaa xili hore si looga hortago cudurrada gaar ahaan kuwa carruurta.
Warkung waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera