Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Cudurada ku dhaca qanjirka raga ama borosteytka ayaa ah mid ay ku adag tahay inay kala saaraan dadka qaba in qanjirku si caadiya u waynaaday iyo in uu yahay mid hayo cudurada qanjirka borosteytka wuxuuna awoodaa inuu waynaado ayadoo aan xanuun keenin waxayna tani ku xirantahay da’da ragu ay marayaan taas micnaheedu yahay in hadii da’daadu sii waynaaato uu qanjirkan uu sii koraaya.
Marka taas laga soo tago waxaa kaloo jirta xaalad kale oo kansar ah oo ay keenana cudurada ku dhaca qanjirkan dhib ku keenta qanjirka borosteytka.
Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir