Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Kulankaan Socdey mudo sedex maalin ah laguna soo gabagabeeyey Degmada Afgooye ayaa looga hadlayey dadka baahiyaha gaarka qaba loogu heli lahaa sharci gaar ah Oo Xuquuqdooda si sax ah u siinaya
Kulanka ayaa waxaa soo qaban qaabisey Wasaarada Haweenka iyo Xuquuqul Insaanka KG inta uu shirka ayaa ka qeyb galayaasha qaba baahiyaha gaarka ayaa halkaas ku soo Bandhigey aragtiyo kala duwan.
Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nor War’ady