Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Wasiir ku Xigeenka Wasaaradda dowlad Goboleedka Galmudug Maxamuud Axmed Maxamed Maxamuud Shiine.oo maalimahan howlo Shaqo oo ku mareeyay qaar kamid ah degaanada dowlad Goboleedka Galmudug kuwasi u xuur galay xaalada ah adeegada caafimaadka ka jira xarumaha ku yaalo degaanada iyo tulooyiinka gobolada muduga iyo galagaduud
Wasiir ku Xigeenka Wasaaradda Dowlad Goboleedka Galmudug Maxamuud Axmed Maxamed Maxamuud Shiine ayaa ka hadlay dadaalka ay Wasaaraddu ugu jirto sare u qaadida adeegada caafimaadka Deegaanada Galmudug.
Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi