Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Munasabada Daahfurka Ololaha Ka Hortaga Cudurka Dabasheesha oo ay si wada Jir ah u soo qaban qaabiyeen Wasarada Caafimaadka iyo Hay’addaha UNiCEF Iyo WHO ayaa Waxaa ka Soo Qeyb Galey Masuuliyiinta Wasarada Caafimaadka Wakiilo ka Kala Socodey Labada Hay’addod Dhaqaatiir iyo Marti Sharaf Kale.
Uga Horeyn Waxaa Goobta Ka Hadley Qaar ka mid ah Agaasima Waaxedyada Wasarada Caafimaadka Konfur Galbeed Soomaliya Ayigoona Si weyn u sharaxey Dhaafurka Ololaha Talalka Dabeesha oo ah kii afaraad ee la qabto sanadkaan gudihiisa Muhiimadiisa.
Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir