Isbitaalka Martiini Oo Laga Dah-furtay Ololaha Daaweynta iyo Qalliimada Lafaha.

0
87

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Ololaha balaraan oo isugu jira baaris ah daaweyn iyo qaliimo Lacag la,aan ah lagu sameeyn doono bukaanada Danta yarta ah oo la xanunsanayo guud ahaan cududarada Lafaha sida lafa jajabka ayaa Isbitaalka Martiini laga daahfurtay kaas oo ay fulinayaan qubaro caafimaad oo ka yimid dalka taliyaaniga.

Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Caafimaadka daryeelka Bulushada Soomaaliya Dr. Maryama Maxamad Xuseen oo furtay Ololahadaaweynta iyo qalliimada Lafaha Isbitaalka Martiini ayaa shacabka ugu baaqaday in ay ka faadaysteen adeegan oo lacag la,aan oo fulinayaan qubaro caafimaad oo ka yimid dadlka taliyaaniga.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here