Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Marka laga hadlo waxbarshada degmada xudur ee xarunta gobolka bakool ayaa waxaa ka jira waxbarasho tayo oo daruufo dhaqaale ay ku gadaamayihin taasi oo sabab u ah in ay hoos u dhacado tirade ardeyda imtixaanka sanad dugsiyeedka u fadhiisaneyso maadama tooloyinka u dhow degmada caruurtooda ku nool aan u saamaheynini in iskuulka degmada ay wax ku bartaan iyo sidoo kale ardeyda gaara fasalka 8daad oo qaar kood aad magaalooyinka muqdisho iyo baydhabo si ay waxbarashada dugsiga sare ay uga soo qataan.
Munasabad ay goob jog ka hayeen masuliinta wasarada waxbarshada konfur galbeed soomaliya maamulka gobolka bakool maamulka degmada xudur macalamiin waaladiin ardey iyo qeybaha kala duwan ee buslahada ayaa waxaa maamulka iskullka maama geediya lagu wareejiyeye ardey ku dhow 100.
Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir
Audio Player