Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Bilowgii bishii Augusto ee sanadkaan degmada Buur-Hakaba ee gobolka Baay waxaa ka dilaacay cudurka shuban biyoodka kaasi oo sameyey dad badan oo is kugu jiraan Curruur iyo kuwo da’a ah, iyadoona intaasi kadib hay’addaha caafimaadka ee degmada Buur-Hakaba bilaaway sidii ay ku ogaan lahayeen waxyaabaha sababay in cudurka shuban biyoodka uu ka dilaacmo degmadaasi.
Labaatankii isla bishaas Augosto ayaa lagu dhawaaqay in la sameeyo goobo lagu karantiilo dadka soo ridanaayo cudurka madaama si deg deg ah ugu faafay cudurka degmada qaar ahaan goobaha barkacyaasha ah.
Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera