Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Tababarkan socdey mudo sadex maalin ah ayaa waxaa lagu bartey habka ugu wanaagsan wariyaha u tabin karo wararka la xariira Arimaha Doorashooyinka waxaana ka qeyb galay oo ka faideystey sodon (30) wariyaal oo ka kala socda Xaruumaha warbaahinta Madax-banaan iyo kuwa Dowlada ,waxaa tababarkan wasaaraddda warfaafinta ka saacidaya qabsoomidiisa xafiiska siyaasada ee QM ee UNSOM.
Warkung waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady