Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Shirkaan oo ay ka soo qeyb galeen bahda Caddaaladda dowlad goboleedka maamulka Puntland ayaa waxaa xoogga lagu saarey qodobo ay kamid yihiin isku dhacyada dadka iyo sidii ay caddaalad u heli lahayeen dadka loo qabto.
Sidoo kalena inta uu shirka socday ayaa waxaa looga hadlay sidii daryeel fiican ay u heli lahayeen maxabiiska ku xiran xamsiyada Puntland.
Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera