Dood wadaag looga hadlayay sharciga ka yaalo xeer Hoosaadka Gudniinka Fircooniga Oo Kismaayo Lagu qabtey

0
178

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Xubno Golaha Wakiilada Jubbaland ayaa magaalada Kismaayo loogu qabtay kulan dood wadaag ah oo looga hadlayay sharciga xeer hoosaadka gudniinka fircooniga iyo Xaquuqul insaanka iyo Arimaha qooyska iyo caruurta.

Gudoomiyaha gudiga xaquuqul insaanka Arimaha haweenka Golaha Wakiilada Jubbaland
xilidhibaan caasho cali bashiir iyo gudoomiyaha gudiga Arimaha bulushada Golaha Wakiilada Jubbaland xilidhibaan shire cabadi maxamed ayaa si wadajir ah ugu hadlayeen muhiimada kulaanka wadatashiga ah.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here