Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Tababarkan oo socon doona mudo sadex maalin ah ,ayaa waxaa lagu baran doonaa habka ugu wanaagsan wariyaha u tabin karo wararka la xariira Arimaha Doorashooyinka waxaana ka qeyb galaya sodon (30) wariyaal oo ka kala socda Xaruumaha warbaahinta Madax-banaan iyo kuwa Dowlada ,waxaa tababarkan wasaaraddda warfaafinta ka saacidaya qabsoomidiisa xafiiska siyaasada ee QM ee UNSOM.
Wasiirka wasaaradda warfaafinta Dowladda koonfur galbeed Abdifatah Ali Oo daahfuray tababar lagu baraayo wariyaasha habka ugu haboon ee loo tabiyo wararka la xiriira doorashooyinka Wasiir Abdifataax ayaa Wariyaasha kula dardaarmey in ay Tababarka faa’ideystaan.
Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nor War’ady