Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Kulankan ay Hey’adda Isgaarsiinta Qaranka ku soo Bandhigtey qorshaha istaarajiyadeed Ee Jiilka 5aad kaasi loogu tala galay in uu kor u qaado tayada dhicayada isgaaarsiinta dalka ka jirta iyo dhaqaalaha iyo Ganacsiga.
Kulanka ayaa waxaa Goobjoog ahaa Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada XFS iyo Maareeyaha guud ee hay’adda Isgaarsiinta Qaranka.
Warkung waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady