Aqoon kororsi ku saabsan mudnaanta ay Diinta Islaamka siisay nabadgalyada Oo Kismaayo Laga Furay.

0
117

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasaaradda Cadaaladda, Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Dowladda Jubbaland ayaa magaalada Kismaayo ku qabatay kulan aqoon is weydaarsi ah oo ku saabsan muhiimadda ay diinteena suuban siisay Nabad gelyada.

Kulankan waxaa daahfuray Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda, Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Jubbaland Mudane Maxamed Yuusuf Cumar, Waxaana ka qayb galay Wasiirka Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Jubbaland Aweys Maxamed Xuseen, Xildhibaano ka tirsan Golaha Wakiilada Jubbaland, Guddoomiyaha Gobolka Jubbada hoose, Odayaasha dhaqanka, Culimaa’udiinka iyo marti Sharaf kale.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamnag Yusuf Hasyng

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here