Bulshada Deegaanka Goofgaduud Buureey Oo Loogu baaqey ka shaqeynta Horumarinta Adeegyada Bulshada.

0
129

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Xildhibaano, wasiiro, gudoomiyaha degmada Baydhabo iyo mas’uuliyiin kale oo ka tirsan maamulka koonfur-galbeed soomaaliya ayaa waxay gareen degaanka Goofgaduud Buurey oo qiyaastii degmada Baydhabo u jirto 31KM taasi oo uljeedkeeda ahaa sidii loo qiimeyn lahaa sanado kadib mashruucyadii laga hirgaliyay degaanka taasi oo loogu tala galay inay bulshada ka faa’ideystaan.

Gudoomiyaha maamulka degmada Baydhabo Mudane Cabdulaahi Cali Maxamed (Watiin) oo hogaaminaayay mas’uulinta ka tirsan maamulka koonfur-galbeed markii degaanka ay gareen ayaa wuxuu kormeer ay ku sameyeen mashruucyadii laga hirgaliyay degaanka oo ay uga horeyaan xaruumaha caafimaadka, waxbarashada, dhismaha waddooyinka qaar iyo soolaro laga taagay, garoonka lagu ciyaaro kubadda cagta iyo adeegyo kale oo bulshada loogu tala galay.

Warkung waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here