Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Degmada Gumbax ayaa loo sameeyay xildhibaanada golaha degaanka iyo sidoo kale gudoomiyaha iyo ku xigeenkiisa kadib markii Wasaaradda Arimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta Dawladda goboleedka Puntland ay qabatay doorashadaasi.
Doorashadaan ka dhacay Degmada Gumbax ayaa waxaa goob-joog ahaa wasiirka wasaaradda arimaha gudaha Puntland, gudoomiyaha gobolka, odiyaasha dhaqanka iyo qeybo kamid ah bulshada degmada Gumbax.
Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera