Ururka Naafada Qaranka oo Xildhibaanada Golaha Shacabka ka codsaday Ansixinta Hindise Sharciyeedka Naafada.

0
156

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Iyadoo Golaha Shacabka uu Akhrinta 1aad maarsiiyeen Hindisi Sharciyeedka Sharciga Naafada Soomaaliyeed ayaa waxaa Magaalada Muqdisho Kulan laba Maalin Socdey ku yeeshey Ururka Naafada Qaranka Soomaaliyed kaasi ay soo qaban qaabisey Hey’adda Awoodsiinta Naafada Ee Soden.

Kulanka ayaa waxaa ka soo qeyb galay Xilibaano ka tirsan Golaha Shacabka Bulshada Raiydka Qaar kamid Ururka Naafada oo halkaasi hadal ka jeediyey ayay waxay Golaha Shacabka ka dalbadeen in ay sida ugu dhaqsiyaha badan u Ansxixiyaan Sharciga horyaala si Xuquuq badan hada tabayaan u helaan.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here