Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Labadii Bishaan 9aad, Wasiirka Wasaaraddda Cadaaladda iyo Garsoorka Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Ibrahim Aadan Cali Najax ayaa Magaalada Baydhabo Imtixaan ugu Daahfurey Garsooriyaasha iyo Xeer-ilaalinta Gobolka Shabellaha hoose.
Manta ayaa Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed ayaa ka qeybgalay Munaasabad lagu dhaarinayey Garsooriyaasha Gobolka Shabeelaha hoose iyadoona kulanka dhaarinta ay job-joog ay ahayeen wasiiro katirsan maamulka KGS, gudoomiyaha maxkamadda sare iyo mas’uulin katirsan maamulka KGS.
Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera