Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Jaamacadaha iyo ururada arimaha bulshada ka shaqeeya ee magaalada Baydhabo ayaa mudooyinkaaniba waxay wadeen doodo ku aadan sidii wax looga qaban lahaa shaqo yarida heysata dhalinyarada ku nool magaalada gaar ahaan kuwa waxbartay.
Kulamada dood wadaaga ah ayaa waxaa laga qayb galiyay bariyaasha Jaamacadaha, Ururada ka hadla arimaha dhalinyarada, aqoonyahno, dadka bartay arimaha ganacsiga, mas’uulin ka socota wasaaradda shaqada iyo shaqaalaha KGS, dhaliyarada kala duwan iyo qaar kamid ah bulshada magaalada Baydhabo.
Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera