Bulshada Kismaayo ku nool Oo Lagu wargeliyey in ay dhulalkooda sharciyeystaan.

0
104

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Gudoomiyaha Degmada Kismaayo Cumar Cabdulaahi Maxamed ayaa farey shacabka ku nool degmada in ay dhulalkooda ku sharciyaystaan muddo labo bilood ah, gudoomiyaha oo kahadlaayay dahfurka qorshaha magaalada Kismaayo waxaa uu sharxaad ka bixiyay lahaanshiyaha dhuulka iyo sida loo sharciyeeyo.

Sidoo kale Gudoomiyaha degmada Kismaayo Cumar Cabdulaahi sidoo kale bulshada u sheegey in ay sharciyeystaan dhulalka aan weli la marsiinin sifooyinka ugu tala gashey dowladda hoose ee degmada Kismaayo taasi oo ka caawin karta is qabqabsiga dhulaalka oo mar weliba isku qabsadaan bulshada.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here