Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Tababarkan galay Maalintii Labaad kaas oo socon doono muddo lix maalin ah ayaa u jeedadu tahay aqoon-is-weydaarsi loogu talagalay dhisidda kalsoonida Bulshada iyo sidii loo soo celin lahaa cadaaladda Hey’adaha Dowlada laga doonayo ka qeybgaliyaasha ayaa ka kala socday qeybaha kala duwan ee Bulshada.
Guddoomiyaha Degmada Baydhabo ahna duqa Magaalada Mudane Abdullahi Ali Watiin ayaa Tababarka bogaadiyey isagoo sheegey in Cadaalad helida Bulshada ay tahay wax muqadas ah
Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir