Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Shirkan ayaa waxaa ka soo qaybgalay dhammaan guddoomiyaasha Waxbarashada ee gobollada iyo dagmooyinka Somaliland Hey’adaha qaaraan bixiyaasha iyo Gudoomiyaasha Degmooyinka Soomaaliland waxaanna lagaga hadlayaa inta uu socdo sidii laysaga kaashan lahaa horumarka Waxbarashada Somaliland
Gudoomiyaha Degmada Berbera Abdashakuur Maxamuud Xasan ayaa sheegey in ka Dowlad Hoose ahaan ay ka shaqeynayaan Horumarinta Waxbarashada Magaaladaasi dhaqaala badan ay gelin doonaan.
Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nor War’ady