Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)ku dhawaad afar kun oo ka mid ah Ardeyda Sanadkaan ka soo gudubtay Dugsiga sare ayaa u fariisatay imtixaanka aqbalaadda jaamacadda Ummaddda Soomaaliyeed,Si ay uga mid noqdaan Ardeyda Jaamacada Umada hadii ay ku guuleystaan iyagoo ku galaya Kuliyada kala duwan.kaas ooh al maalin ah
Guddoomiyaha ku xigeenka Jaamacadda Umada Soomaaliyed Dr Cabdullaahi Sheekh Rashiid ayaa ka warbixiyey Imtaxaanka Jaamacada qaadeyso.
Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir