Dhismaha Xarunta Wakaaladda Biyaha Jubaland oo Kismaayo Lagu Dah-furey

0
103

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Madaxweynaha Dowladda Jubaland mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta magaalada Kismaayo ka daah-furay Wakaaladda Biyaha Jubaland oo ay hirgalisay Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha.

Munaasabadda daah-furka Wakaaladda Biyaha Jubbaland waxaa Madaxweynaha ku wehelinayay Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Biyaha, xubno kamida Wasiirada iyo Xildhibaanada Golaha Wakiilada, Xildhibaano heer Federaal ah iyo masuuliyiin kale.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here