Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Iyadoo xiligaan lagu gudu jiro Xili Roobaadka Deyrta islamarkaana ay diyaar sanayeen Beerlayda Soomaaliyeed in ay tacbadaan Beerahooda ayaa Deegaanada Buula mareer Qoryooley Awdheele iyo Deegaana kala ka soo Barakacay qoysas badan oo soo wajahdey xaalada adag oo is biirsadey sida Roob La,aan Daadad dagaalo iyagoo hada ku nool Deegaanka Lafoole ooka tirsan Gobolka Shabeelaha Hoose.
Qaar kamid ah Dadka Barakacayaasha ah ee halkaasi imid ayaa warbaahinta la wadaaagey Duruufuha ka soo barakicisey Deeganadooda iyo Nolosha hada halka ay joogaan ku heysata.
Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nor War’ady