Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Isticmaalka Baamiyaha ayaa waxay dhaqaatiirtu Sheegeen in uu leeyahay Caafimaad badan Sida lafaha waxaa ku jiro vitimiin Kaas oo ka qayb qaata samaysanka lafaha sidoo kale wuxu u fiican yahay dadka qabo xanuunka sonkorowga iyo caafimaadka hooyada uurka leh iyo Kuwa kaloo badan.
Dr Maxamed Cali Oo ka mid ah Dhaqaatiirta Ka howla gasha Magaalada gaar ahaan Isibitaalka Tamaam ayaa waxaa uu sharaxayaa Sida ay waxyaabaha faa’iidada uga tahay in Cunista Baamiyaha.
Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir