Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Dhismaha wadada isku xirta Deegaanka Goobweyn iyo Magaalada Kismaayo ayaa waxaa mudo ka socdey dib u hagaajin iyo sidii loogu dhisi lahaa wado laami ah oo hagaagasan maadama ay muhiim u tahay isku socodka Gaadiidka kala duwan halkaasi iskala gaasha.
Dhismaha wadadaan ayaa waxaa iska kaashanaya Wasaaradaha Howlaha Guud Dowlad Goboleedka Jubaland iyo tan XFS iyagoo garab ka helaya Hey’adda Alayt iyo Hey’adda GIZ taasi oo loogu gol leeyahay sidii dhismaha wadadaan ay qeyb ka noqoto hormarinta dhaqaalaha Jubaland.
Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nor War’ady