Tababar lagu baranaayay xaquuqda haweenka oo lagu soo gaba-gabeeyay Baydhabo.

0
75

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Tababarkaan lagu soo gaba-gabeeyay magaalada Baydhabo xarunta gobolka bay ayaa waxaa looga hadlaayay xaquuqda haweenka ay ku leeyihiin diinteena suuban ee Islaamka, tababarka ayaa waxaa qeyb ka ahaa Ururada u dooda haweenka, Culuma’udiinka, mas’uulin ka socotay wasaaradda Diinta iyo aw-qaafta KGS marti kale.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here